Caafimaadka Caruurta

Adeegyada aan qabto waa
  • Daawaynta cudurada ugu badan ee caruurta
  • Daryeelka guud ee dhallaanka
  • La socodka koritaanka guud ee ilmaha
  • Tallaalada caruurta
  • Daawaynta dhibaatooyinka gudniinka
  • Cuntada & nafaqada caruurta
  • Daawaynta xasaasiyadda iyo noocyadeeda
  • Daawaynta caabuqyada neefsashada iyo sambabaha
  • Daawaynta cudurada dheefshiidka
  • Daawaynta cudurada & caabuqa dhegaha
Iyo qaar kale oo badan

Waxaan ku siin doonnaa daryeel iyo la talin tallaabo-tallaabo ah si cunugaaga ama dhalaankaaga uu u helo is beddel caafimaad oo sax ah.

Waxaan ahmiyad balaaran saaraa ka hortaga cuduradda iyo horumarinta caafimaadkooda.

1aad
Sii diyaarso:

Waxaad sii diyaarsataa wax alla wixii waraaqo baaris ah aad haysato.

Mudada iyo Taariikhda xanuunkaaga, Daawooyinka aad haysato ama horay u qaadatay.

2aad
Qabso Balan

Riix Meesha ka muuqato calaamada WhatsApp. Ama qoro numberkayga Whatsapp-ka +523322017974. Waxaad iisoo qortaa taariikhda iyo saacada aad rabto inaan kusoo woco

3aad
Wicitaankaaga kowaad

Kolkii aad soo dhammeystirto dhammaan tallaabooyinkan kor ku xusan, waxaad heli doontaa la talinta caafimaad ee koowaad.

Ku soo dhowoow Caafiye!