MA LEEDAHAY DHAQTAR ?

DHAQTAR CAAFIMAAD

Ma leedahay dhaqtar adiga iyo qoyskaaga qaas kuu ah?

Haddii aadan weli faham sanayn faa’iidada inaad lahaato dhaqtar kuu qaas ah oo la socda xaaladaada caafimaad iyo tan qoyskaaga, waxaa nasiib daro noqon karta in:

  1. Kugu dhoco xanuun ama cudur si lama filaan ah ama mid kugu balaarta
  2. In aadan helin dabagal iyo baaris caafimaad oo sax ah oo dhamaystirin
  3. In qarash badan uu kaaga baxo helista dhaqtar, daawo iyo daba gal

FAA’IIDADA

Haddii aad leedahay dhaqtar qaas kuu ah oo aad ku xiran tahay, faa’iidooyinka  waxaa ka mid ah:

  1. In aad hesho dhaqtar watiga adiga kuugu haboon aad la hadli karto
  2. Inaad hesho dhaqtar si joogto ah ula socdo xaalaada caafimaad iyo tan qoyskaaga
  3. In sanad kasta laba jeer aad suubiso baaris caafimaad ee guud, adiga iyo qoyskaaga
  4. In aad yeelato meel aad kala socoto xaaldaadaada caafimaad
  5. In aad yeelato hal meel oo ay kugu kaydsan yihiin arin kasta oo ku saabsan caafimaadkaaga

Haddii aadan weli ku qanac sanayn, tijaabi ee riix “Book Consultation”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *