la talin caafimaad

adiga oo gurigaaga jooga

somali online clinic, Homepage, Caafiye
Marna Dib Ha u Dhigin Daryeelka Caafimaadkaaga Iyo Caafimaadka Qoyskaaga

Waxaan bixiyaa la talin caafimaadka

somali online clinic, Homepage, Caafiye

H A W E E N K A 
La talin daaweynta, ka hortaga cudurada iyo hagaajinta caafimaadkaaga

somali online clinic, Homepage, Caafiye

C A R U U R T A
La talin daaweynta cudurada caruurta,   iyo Daryeelka guud ee dhallaanka

somali online clinic, Homepage, Caafiye

R A G G A
La talin daaweynta Cudurada ugu badan ee ku dhaca Ragga iyo daryeel guud

Waxaan Kaa Cawini Karaa oo Kale

 

Helista fikrad labaad oo dheeraad ah

Daaweynta cuduradda joogtada ah

Helista dhaqtar taqasus u leh xaaladaada

 

Helista baaritaanada guud ee caafimaadka

Sharxid daawooyinka laguu soo qoray iyo wax tarkooda

Ka hortaga cuduradda guud

Waxaan la shaqeeyaa hay'adahan

Qaar ka mid ah dadka aan caawinay

Su'aal & Jawaab

Caafiye waa rug caafimaad- latalin ee qadka internetka ah.

Waxaan bixinaa la talin daryeel caafimaad ah ee cuduradda haweenka, caruurta iyo ragga. 

Qabso balan, si aad u hesho la talin caafimaad adiga oo gurigaaga jooga

La talinta caafimaad waxaa bixiya Dr Hassan Yusuf Munye oo leh qibrad dhaqtarnimo, in kabadan 15 sano. 

Waxaa kaloo bixisa la talinta Joyce Bergsma oo ah qabiir dhinaca quudinta iyo daryeelka caafimaad oo leh qibrad muddo ka badan 10 sanadood.

Qabso balan, si aad u hesho la talin caafimaad adiga oo gurigaaga jooga

Marka hore waxaad riixdaa

QABSO BALAN” oo islamarkiiba kugu xiraysa qadka WhatsApp ee telefonekaaga.

Tan labaad waxaad soo qortaa magacaaga iyo la talin noocee ah ayaad u baahan tahay.

Tan sedexaad waxaad qortaa waqtiga lagu heli karo iyo wadanka aad joogto.

Aad iyo aad. Waxaan xooga saarnay wacyi gelinta ku saabsan horumarinta caafimaadka Haweenka, Caruurta, dhalaanka iyo Ragga.

Sidoo kale waxaan diiradda saarnay ka hortagga cuduradda guud.  

Tusaale ahaan waxaan bixinaa macluumaad wacyigelin iyo talooyin loogu tala galay hooyooyinka iyo aabbayaasha labadaba.

Waxaan siinaa wacyi gelin u diyaar garowga uurka iyo caafimaadka dhalaanka kaas oo ka hadlaya arrimo badan oo kala duwan, oo ay ku jiraan sida uu ilmuhu u korayo, habraaca diyaarinta dhalmada,  naas nuujinta, tallaalada caruurta,Ka hortaga xanuunada dhalaanka iyo barashada calaamadaha lagu ogaado xanuunada inta aadan u tagin dhaqtar

Waxaan kaloo xiriir la leenahay dhaqaatiir taqasus leh kuwaas oo aanu kuu gudbin karno haddii taasi loo baahdo

Qabso balan, si aad u hesho la talin caafimaad adiga oo gurigaaga jooga

Caafiye waxa uu ka diiwaan gashan tahay wadanka Canada, EU, Somalia iyo Kenya. Sanadkan 2023 waxaa qorsho noo ah in laga diiwaan gelin doonaa wadamada USA iyo Khaliijka sida UAE.

Caafiye waxa uu xiriir la leeyahay hay’do badan ee daryeela caafimaadka bulshadda ee wadamada EU iyo Canada.

Haa, oo waxaan u baahan nahay in bulshadda soomaaliyeed meel kasta ay joogaan ay ku xirnaadaan caafiye,  si ay u helaan daryeel caafimaad oo tayo leh.

Haddii aad tahay qof daneynnaaya horumarinta caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed, fadlan ku soo dhawaaw. Noosoo qor email: info@caafiye.com

Mahadsanid.

Caafiye, ma bixino daaweyn ku saabsan gargaarka deg dega ah, sida:

  • Dhaawacyada maskaxeed
  • Dhaawacyada laf dhabarta
  • Dhiig baxa
  • Dilaaca/jeexitaanka jirka
  • Miyir beelid
  • Lafo jabay
  • Gubashada
  • Sumowga

Iyo daawaynta u baahan qaliin deg deg ah.

somali online clinic, Homepage, Caafiye

Aasaase

Dr. Hassan Yusuf Munye

Functional Medicine Consultant.
Stem cell therapy specialist. Holistic care advocate. 15 years of work experience