Trustindex verifies that the original source of the review is Google. Asc dr hassan waxaa kugu mahad celinayaa sidaa ii caawisey aduun iyo aaqiri janadadii ayaa kugu duceeyey waa bilrabadaan masanid caafiPosted on Mohamed ALI jamaTrustindex verifies that the original source of the review is Google. Xassan sifiican ayad icawisay taladada caafimad wa ka faiday waxbadan mahad sanid.Posted on Umsabir UmsabirTrustindex verifies that the original source of the review is Google. Mashalah I feel heard understood plus finding my issues that quick I will always be grateful, despite visiting so many different hospitals not knowing the real problem was stressful.I recommend docter hassan to friends and family member always.Posted on Sagal BashirTrustindex verifies that the original source of the review is Google. Dr. Hassan Munye, Your medical service and advice was very helpful. I feel so much better now, without your help I wouldn't be able to feel healthy now. Thank you so much Dr.Posted on Buuh
Qabso balan, isla markiina hel la talin & daryeel caafimaad
waxaan daaweeyaa sababta ee ma daaweeyo oo kaliya calamadaha cudurka
waxaad heleysaa kormeyr joogta ah ee horumarka caafimaadkaaga




Magacayga waa Dr. Hassan Yusuf Munye. Waxaan ku taqasusay caafimaadka guud, caruurta iyo qoyska. Waxaan muddo lex sano ka badan ka shaqeeyay caafimaadka haweenka oo aan aad u daneeyo.
Waxaan kasooo shaqeeyay wadamada Canada, Austria, Mexico, Libya, Tunis. Sidoo kale waxaan muddo la shaqeeyay hay’ada dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn.muddo .
Ka waran haddii aad fursad u heesato inaad hesho caafimaad iyo daawayn adiga oo gurigaaga jooga?
Hadaadan Weli hubin
La talin caafimaad: waa haddii aad rabto in lagaala taliyo xaaladaada caafimaad ee guud, helis qiimeyn caafimaadkaaga oo guud, helista iyo fahamka baaritaamada caafimaadka , natiijooyinkooda, iyo daawooyinka. Kala La talin ka hortaga cudurada guud iyo kuwa qatarta noqda. Waa 30 Daqiiqadood
Daryeel Caafimaad: Waa haddii aad qabto xanuun ama xanuuno muddo ka badan 3 – 6 bilood socday sida xanuunada joogtada noqda (Sonkorta, Dhiig karka, Lafa xanuunka, Gaaska & Dheefshiidka, Hormoonada iyo kuwa badan) una baahan daryeel buuxa oo muddo soconaaya. Waa 90 Daqiiqadood
Ku haboon dumarka da’dooda tahay 35-60 u baahan caafimaad qaas u ah , sida caado wareerka, caado go’a, culayska jirka ,xaaladaha saameeya jirka haweenka. Waa 90 Daqiiqadood
Haddii aadan hubin midda kugu haboon – la talin caafimaad ama Daryeel caafimaad, waad qabsan kartaa balan lacag la’aan ah oo Dr. Hassan Munye kula hadasho. Riix meesha ku qoran, “Qabso Balan Hadda”
Haddii aad u baahato daawayn dhaafsan awoodayda, waxaan kugu xiriirin isbitaalada aan la shaqeeyo oo aan hubo tayadooda
Fadlan, sii diyaarso, haddii aad heysato, natiijooyin baaritaamo ama daawooyin aad qaadato.

Fadlan, sii bixi lacagta diiwaan gelinta inta uusan dhaqtarka kusoo wicin. La soco, haddii aadan bixin qiimaha in dhaqtarka uusan kusoo wici doonin
Fadlan, ku sugnaaw meel aan buuq lahayn waqtiga aad balanta qabsatay, si dhaqtarka si fiican kuu baaro.
Haddii aadan weli hubin sida CAAFIYE ay u shaqeyso ama wax uga badali karto xaaladaada caafimaad, fadlan noo soo qor su’aalahaada markasta: info@caafiye.com
Qiimaha waa:
Africa – $10
North America – $78
Europe – €55
Wexey ku xiran tahay hadba wadanka aad joogto.
Sidaad u bixin lahayd lacagta, waxaad ogaan doontaa markaad balanta qabsato kadib ayaa laguu soo diri doonaa
Maya, waa lacag la’aan haddii aad rabto inaan kaaga jawaabo su’aal. Kusoo dirso su’aashaada whatsapp: +34 613949506